Dhalinyarada waa tiirka mustaqbalka Koonfur Galbeed

WASAARADDA DHALINYARADA IYO CIYAARAHA Ministry of Youth and Sports وزارة الشباب والرياضة

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

Wararka · 02 Oct 2026

Golaha Dhalinyarada Baraawe oo Hoggaamiyay Olole Nadaafad iyo Dhirayn

Golaha Dhallinyarada Degmada Baraawe ayaa maanta hoggaamiyay olole nadaafadeed iyo dhiraynta Xarunta Dhallinyarada Degmada Baraawe iyo nawaaxigeeda, kaas oo diiradda lagu…

Wararka · 21 Sep 2026

Baydhabo oo lagu Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta magaalada Baydhabo ku qabatay munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalamig…

Wararka · 27 Aug 2026

Wasaaradda oo Baydhabo ku Qabatay Dood-wadaag Bille ah oo ku Saabsan Nabad-dhisidda iyo Isku-xirka Bulshada

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa magaalada Baydhabo ku qabatay dood-wadaag furan oo bille ah, kaas oo diiradda lagu saaray kaalin…

Wararka · 12 Aug 2026

Baydhabo oo lagu Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Dhalinyarada 2026

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta magaalada Baydhabo ku qabatay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada, …

Wararka · 20 Jul 2026

Wasiirka Cusub Mowliid Xasan Xuseen oo Xilka Kula Wareegay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha

Waxaa maanta si rasmi ah u qabsoomay munaasabadda xil wareejinta Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, taas oo uu xilka kula wareega…

3200+ Dhalinyaro oo la Tababaray
48+ Tartamo Ciyaareed oo la Qabtay
126+ Ururro oo Diiwaangashan
14+ Goobo Ciyaareed oo la Dhisay

Adeegyada Wasaaradda

Waxaan dhalinyarada iyo ciyaaraha ka shaqaynaa saddex qaybood oo waaweyn.

Tababar & Awood-siinta Dhalinyarada

Waxaan qaban-qaabinnaa tababaro, aqoon-isweydaarsi iyo kobcin hoggaamineed si dhalinyaradu u helaan xirfado iyo fursado shaqo.

Horumarinta Ciyaaraha & Tartamada

Waxaan taageernaa kooxaha, tartamada iyo garoomada ciyaaraha, si ciyaartoyda iyo kooxaha gobolka loogu dhiiri geliyo kartidooda.

Xirfado, Farshaxan & Ka-qaybgal Bulshada

Waxaan dhiirrigelinnaa farshaxanka, tignoolajiyada iyo ka-qaybgalka bulshada, annagoo dhalinyarada ku tababarayna xuquuqda iyo hoggaaminta.

Fariinta Wasiirka
Mowliid Xasan Xuseen

“Waxaan si dhow ula shaqeyn doonaa bahda dhalinyarada iyo ciyaaraha, waxaanan dardargelin doonaa qorshayaasha lagu horumarinayo adeegyada iyo fursadaha loo abuuro dhalinyarada reer Koonfur Galbeed.”

Mowliid Xasan Xuseen
Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha
Ciyaaraha

Munaasabadaha Soo Socda

Tartanka Ciyaarta Taariikhda Goobta
Tartanka Kubbadda Cagta ee Koonfur Galbeed 2026 Baidoa United vs Bakool FC 18 Oct 2026, 15:30 Baidoa Stadium
Tartanka Kubbadda Cagta ee Koonfur Galbeed 2026 Shabelle Stars vs Diinsoor FC 20 Oct 2026, 16:00 Baidoa Stadium
La-shaqeeyayaasha