Dhalinyarada waa tiirka mustaqbalka Koonfur Galbeed

WASAARADDA DHALINYARADA IYO CIYAARAHA Ministry of Youth and Sports وزارة الشباب والرياضة
MoYS-SWS

La-shaqeeyayaasha

Wasaaraddu waxay ka mahadcelinaysaa dhammaan deeqbixiyeyaasha, hay'adaha Qaramada Midoobay, hay'adaha samafalka iyo dowladda federaalka ee taageeray hawlahayaga.

Deeqbixiyeyaasha

Hay'adaha Qaramada Midoobay

Hay'adaha Samafalka

Wasaaradaha Dowlad Dhexe