Magaca dhalinyarada Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaan si dhab ah u mahadcelinayaa Madaxweynaha UEFA, kaas oo siiyay halyeygeenna fursadda uu ku garsoori karo ciyaarta UEFA Super Cup ee u dhaxaysay PSG iyo Aston Villa ee dalka Awstaria.
Tani waa daqiiqad sharaf leh oo dhiirrigelin leh dhalinyarada Soomaaliyeed, waxayna caddayn u tahay hibada, dadaalka iyo guulaha dadkeenna ee heerka caalamiga ah.
Waxaan halyeygeenna u rajaynaynaa guul sii socota, waxaanan ku hambalyaynaynaa guushan weyn.
Wararka
Wasaaradda oo U Mahadcelisay Madaxweynaha UEFA Fursadda Garsoorka Ciyaarta UEFA Super Cup
La daabacay 14 Aug 2026



