Guriga / Fursadaha / Shaqo Banaan: Xoghaye Waaxda Maamulka Shaqo Shaqo Banaan: Xoghaye Waaxda Maamulka Taariikhda Dhammaadka: 25 Oct 2026 Wasaaradda waxay raadinaysaa xoghaye leh khibrad maamul oo shaqeyn kara xarunta Baydhabo. Sida loo Codsado Soo dir CV-gaaga iyo warqad codsi ah. Hadda Codso