Wasaaradda waxay raadinaysaa xoghaye leh khibrad maamul oo shaqeyn kara xarunta Baydhabo.

Sida loo Codsado

Soo dir CV-gaaga iyo warqad codsi ah.